DHEGEYSO-Xaalad nolol xumo oo soo wajahday dadkii ka cararay colaada Galkacyo.

Burtinle, Nov 10 2016–Qaar kamid ah qoysaskii dhowaan ka barakacay dagaalka magaalada Galkacyo ee kusugan degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa lasheegayaa inay soo wajahday xaalad nolol xumo.

Gudmoomiyaha Dagmada Burtinle ee Gobolka Nuugaal Maxamed Maxamuud Axmed (buurdibi) ayaa Arimahaasi iyo Abaaro kajira  tuulooin Hoos yimaada Dagmada  Goor dhawayd Radio Daljir ugawaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com