Wabi Shabeele oo ku fatahay Qallaafo & Mustaxiil khasaarena geystay

Wabi Shabeele oo ku fatahay Qallaafo & Mustaxiil khasaarena geystay

Wabiga Shabeele ayaa ku fatahay, saamayn khasaarena ku yeeshay beeralayda degmooyinka Qallaafo iyo Mustaxiil ee gobolka Shabeele ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS). Khasaaraha fatahaadda ayaa qoysas badan guryahoodi ku burbureen, lama se soo sheegin khasaare nafeed.

Fatahaadda Wabi Shabeele ayaa timid kaddib markii roobab laxaad lihi ay ka da’een gobolka iyo badanaa deeganada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com