Dalka Turkiga waxaa ku xayiran boqollaal Soomaali ah oo halkaasi dano kala duwan u tagey wax yar kahor intii aanay dunidu u kala xirxirmin xanuunka Coronavirus dartiis kuwaasoo danakala duwan u joogay dalkaas ayaa hada dirsana qayladhan inaa lagu celiyo dalkoodii tasoo laga yaabo
inay
Dawlada soomaliya u dhego nuglaato qayladooda oo ay udirto diyaarad gaara ama
dawlada turkey ka codsadaan inay u soo qaado dadkaas yagoo lagu qiyaasay tiradooda
ku dhawaad 300 qof
FAALLOOYIN & FALCELIN