Taliska Booliska degmadda Buraan oo Gacanta ku dhigay Qaad sharci darro ah (Daawo)

Taliska Booliska degmadda Buraan oo Gacanta ku dhigay Qaad sharci darro ah (Daawo)

Taliyaha saldhiga Booliska degmada buraan iyo ciidankiis ayaa maanta hawlgal ay sameeyeen ku qabtayQaad si sharci darro ah ku soo galay,xili Puntland joojisay qaadka ka imaanaya Itoobiya.

Goobjoog waxaa ka ahaa goobta lagu soo bandhigayeey qaadkan maamulka degmadaa, xildhibanada degmada buraan iyo masuuliyiin kala duwan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com