Maxaa ka jira in dhagax weyn oo samada ka imaanaya uu dhulka ku soo dhici doono? (Daawo)

Maxaa ka jira in dhagax weyn oo samada ka imaanaya uu dhulka ku soo dhici doono? (Daawo)

Todobaadadii ugu dambeeyey waxaa jirtay hadal hayn ballaaran oo ku saabsan jiritaanka soo dhicitaal dhaxgax ka yimaada xagga cirka taasoo meelo badan lagu daabacay.

Ka warranka arrinkaasi ayaa dadka qaar u arkaa mid khatarteeda leh, haddii ay suuragasho soo dhicidda dhagaxaasi oo saadaal ahaan loo tilmaamay.

Inkasta oo taasi la xoogeeyey, ayaa haddana waxaysan ula muuqan Dr Maxamed Jamac Geelle oo xog-ogaalnimo badan u leh arrimaha sayniska, daraasaad badanna ka sameeyey xilliyo kala duwan.

Dr. Maxamed Jamac oo wareysi siiyey Radio Daljirwuxuu sheegay in aysan jirin cabsi dhagax iyo soo dhicitaankiisa la xiriirta, balse ay jirto saadaal ah u soo dhawaansho dhul.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com