Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay

Gaadhi uu raashin buux dhaafshay ayaa ku gaddoomay Jigjiga gaar ahaan xaafadda 16aad, goobta loo yaqaan Jibriga. Shilka waxaa ku dhaawacmay illaa 6 qo

THE MEANINGLESS CHANGE OF DR. ABIY, THE LOOMING DANGERS & WHAT SOMALI LEADERS SHOULD HEED
SAHANKA DALJIR & DDS: GALLAADI ILLAA DHUDUB (Q8aad)
TARIIKHDA FOG EE GOBOLKA DOOLLO SIIBA DEGMADA BOOKH &

Gaadhi uu raashin buux dhaafshay ayaa ku gaddoomay Jigjiga gaar ahaan xaafadda 16aad, goobta loo yaqaan Jibriga. Shilka waxaa ku dhaawacmay illaa 6 qof oo midi yahay askari. Wax dhimasho ah kama aysan dhalan shilka.

Gaddoonka gaadhiga ayaa lagu sababeeyey ciidamada federaalka ee loo yaqaano FINAASTA oo u adeegsaday rasaas nool si ay gaadhiga u joojiyaan.

Ma aha markii ugu horreysay ee ciidamada federaalku ay magaalada dhexdeeda gawaadhi rasaas ku furaan oo dhowr jeer oo hore ayey sidan oo kale u rasaaseeyaan gawaadhida xamuulka, sababeyna khasaare maal iyo mid nafeed.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: