Maamulka DDS oo shacabka ugu baaqay in ay guryahooda joogaan

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Maamulka DDS oo shacabka ugu baaqay in ay guryahooda joogaan

Ayada oo ay sii kordhayaan welwelka COVID-19, ayaa maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) waxa ay maanta bulshada ku wargaliyeen in shacabku ay gu

jigjiga: Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar iyo musharixiinta Xisbiga Barwaaqo oo lagu soo dhaweeyey Dagmada Araarso (Sawirro)
MADAXWEYNE MUSTAFE MUXUMED CUMAR OO KULAN LA YEESHAY SARAAKIISHA LIYUU BOOLISKA
BULSHADA KU DHAQAN SENTARKA GOLE EE DEGMADA DANNOOD, GOBOLKA DOOLLO

Ayada oo ay sii kordhayaan welwelka COVID-19, ayaa maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) waxa ay maanta bulshada ku wargaliyeen in shacabku ay guriyahooda ku sugnaadaan, oo aanay u soo bixin suuqyada, marka laga reebo shaqaalada daruuriga ah, sida:

  • Shaqaalaha caafimaadka
  • Shaqaalaha biyaha
  • Shaqaalaha korontada
  • Ha’ayadaha ammaanka
  • Ethio Telecom (ET)
  • Taraafikada &
  • Warbaahinta

Sidoo kale, go’aan ka soo baxay Xafiiska Raysul Wasaaraha Itoobiya ayaa laga bilaabo maanta oo bisha MAGABIT tahay 30/7/2012, Taariikhda Itoobiya, si looga hortago, loona xakameeyo cudurka COVID-19 in la joojiyey guud ahaanba isu socodka gaadiidka dalka, ha ahaato mid soo galaya iyo gaadiidka  gudahaba.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: