Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo si kulul uga hadlay Dagaalka Wanlaweyn (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo si kulul uga hadlay Dagaalka Wanlaweyn (dhegayso)

Degmada walaweyn ee Gobolka Shabeelaha hoose waxaa maalmahan ka socday dagaal u dhexeya beela degaankaas wada dega oo isku haya hab qeybsiga awoodaha

Boosaaso: Xubinta Sicirka & Maciishada Suuqyadda Boosaaso
Maxaa looga hadlay shirki golaha wasiiradda DFS?
AFKAARTA SHACABKA ee ku aadan ka reebitaanka Tartanka Maamul gobaleedyada & SSC oo la reebay

Degmada walaweyn ee Gobolka Shabeelaha hoose waxaa maalmahan ka socday dagaal u dhexeya beela degaankaas wada dega oo isku haya hab qeybsiga awoodaha maamul ee degaanka waxaana dagaalkaas gaaray heer dad nool dab la qabadsiiyo dad dhan oo degaan daganaana la laayo guryahoodiina la gudbo.

Daahir Aamiin jeesow wuxuu ka soo jeeda degaanka dagaalkana ka dhacayo wuxuuna baarlamaanka ku matalaa beelaha dagaalamaya mid ka mid ah wuxuu ku baaqayaa in la joojiyo dagaalka shuruud la,aan.

Jeesow ayaa u sheegay radio daljir inay jiraan maleeshiyo hab qabiil isu abuulay lana dagaalami jiray Alashabaab inay hada iyagu is leynayaaan cXakiin Xusein Xassan oo Garoowe jooga ayuu khadka taleevanka ugu waramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: