Dhismaha dekadda Garacad iyo Hormarka ka socda (dhegayso)

Dhismaha dekadda Garacad iyo Hormarka ka socda (dhegayso)

Labadii sanno dhismaha Dekeddu ka socdey garacad waxaa ka dhacay isbedel dhanka horumarka ah, Waxaa magaaladda joogto u yimaad Sahan ganacsi iyo Dalxiisayaal kuildoogsanaya Biyaha badda hindiya Dhaqalaha yaa siyaadey deggaankas waxaa Labbo jibaarmey iibka dhulka, Hotelada hurdada iyo Meherada cunada aya batay.

Wariye Maxamed Xasan dhalo ayaa Warbixintan Garacad ka soo jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com