HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warbixin kahadlaysa wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Galkacyo.

Garoowe, Oct 22 2016--Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal galabta markale ka bilowday Galbeedka magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib markii ciidamada Galmudug soo weerareen xaafadda Garsoor, sida wararku sheegayaan.

Shir looga Hadlayo Qaxootiga Kenya oo Nairobi uga Furmi doona dowladaha Dariska ah
Gaashaan, wasiir al dawlaha maamul-wanaaga Puntland oo ka xog waramay wax qabadkeedkii dawlada Puntland. [Dhegaysi …]
(Sawirro),Munaasabad lagu waynaynayay dhalashada nabigeena Muxamed CSW oo lagu qabtay Gaalkacyo.

Garoowe, Oct 22 2016–Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal galabta markale ka bilowday Galbeedka magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib markii ciidamada Galmudug soo weerareen xaafadda Garsoor, sida wararku sheegayaan.

Dagaalka galabta ayaa ka khasaare badan sida wararku sheegayaan kuwii hore kadib markii si fool ka fool ah laysu arkay, warbixin kahadlaysa arrimahaasi dhegeyso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: