HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo sikulul uga hadashay dagaalka Galkacyo kuna eedaysay madaxda Galmudug.

Galkacyo, Oct 20 2016--Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo goordhoweyd caawa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Galkacyo ayaa kahadlay dagaal maanta kadhacay magaalada.

Madaxweynaha Yemen oo sheegay in ay la Hadlayaan kooxaha Mucaaradka ku ah Dowladdisa
DHEGEYSOO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Axmed Maxamed Nadiif.
7 ruux oo ku dhintay dirir Beeralay ku dhexmartay Hiiraan iyo dhaawacyo loo qaaday Beledweyne

Galkacyo, Oct 20 2016–Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo goordhoweyd caawa shir  jaraa’id ku qabtay magaalada Galkacyo ayaa kahadlay dagaal maanta kadhacay magaalada.

Dr Cali Cabdullaahi Warsame ayaa sheegay in dagaalkaasi ay sababtiisa lahaayeen maamulka Galmudug oo uu sheegay inaysan raali ka ahayn nabad ka kadhalata magaalada Galkacyo.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka Puntland weerar lagu soo qaado marwalba ayna Puntland diyaar u tahay difaaca shacabkeeda, maamulka Galmugna uu wadahadalkii diidey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: