Roobki Xalay ka da’ay Gaalkacyo oo samayn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah (dhegayso)

Roobki Xalay ka da’ay Gaalkacyo oo samayn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah (dhegayso)

Xalay waxaa ka da’ay Magaaladda Gaalkacyo Roob samayn ku yeeshayd dadka Barakacayaasha ah ee dagan Kamaamka ka samaysan Karatoonta iyo Bacaha.

Qaar kamid ah haweenka danyarta ah ee Kaamkaas oo La soo xiriiray Radio Daljir ayaa ka hadlay Roobkii xalay iyo saamaynta uu ku reebay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com