HomeUncategorized

DHEGEYSO-Waxgaradka gobolka Mudug oo ku baaqaya jawi nabadeed.

Galkacyo, Oct 18 2016--Axmed Aadan Samantar (Cubeyd), oo kamida waxgaradka Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo manta Radio Daljir soo boqday ayaa ka hadalaya arimo ay kamidtahay colaada ka jirta Magalada Galkacyo

Baahin: Arbaca, Mar 30, Weriye Xuseen Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Garowe: Issimada Sool, Sanaag & Cayn oo qoraal dhab-ka-hadal ah u gudbiyey wafti ka socda Britain … Hurdiya: Mudaaharaad looga soo horjeedo burcad-badeedda oo ka dhacay deegaanka Hurdiya; Siciid Sh. Maxamed oo aan ka waraysanay dhibaatada burcad badeeddu ku haysto deegaanka … Muqdisho: Xildhibaanada dawlada federaalka ah oo ku adkaystay xil-kororsiga 3-da sanno ah; Xil. Kaynaan ayaan ka waraysanay … Bossaso: Maxjarka Bossaso oo aduun dhan 50,000 (konton kun) oo doolar ugu deeqay mashruuca gurmadka abaaraha …
Barnaamijka Tartan iyo Tacliim oo ay dugsiyada sare ee Puntland ku tartamayaan oo wareegii labaad u gudbaya
Baahin: Arabaca, Feb 08, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidamada deegaanka Buuhoodle oo soo bandhigay gaadiid dagaal & maxaabiis ay ka qabsadeen Somaliland; M/weyne Axmed Karaash oo sheegay in dagaalku uu socon doono; M/weyne Faroole oo cambaareeyey weerarada Somaliland ee gobolka Cayn, dhaliilayna hogaanka maamulka Khaatumo; Is-horimaad khasaare gaystay oo ka dhacay xaafada Horumar ee magaalada Galkacyo.
Galkacyo, Oct 18 2016–Axmed Aadan Samantar (Cubeyd), oo kamida waxgaradka Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo manta Radio Daljir soo boqday ayaa ka hadalaya arimo ay kamidtahay colaada ka jirta Magalada Galkacyo 
 

Axmed ayaa kahadalay hadal dhawaan kasoo yeraya madaxwaynaha Mamulka Galmudug oo ahaa in Gobolka mudug aysan katalindonin Labo mamul  sidoo  cubayd ayaa ka hadalay hadalkii sawirka warfafinta dawlada federalkaa maareye ee kusabsanaa in ciidamo loodiro Galkacyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: