DHEGEYSO-Puntland oo beenisey inay heshiis lagashay maamulka Galmudug.

Galkacyo, Oct 18 2016–Dowladda Puntland ayaa beenisay inay wax wada hadal ah la gashay maamulka Galmudug, wada hadalkaas oo ku saabsan xiisadaha coleed ee magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo waraysi siinayey radio Daljir ayaa beeniyey arrinkaasi wuxuuna ugu baaqay in dadka shacabka ah ay guryohooda kusoo laabtaan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com