Maamulka Jubbaland oo tageeray Shirki Wadatashiga Puntland

HomeWararka

Maamulka Jubbaland oo tageeray Shirki Wadatashiga Puntland

Dowlad goboleedka Jubbaland aya taageeray War-murtiyeedkii dhawaan kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland ee Saddexda Cisho ka socdey Magaalaalada G

ARDAA Xalqaddii 47aad: Damaca Imaaraadka iyo dabacsanaanta Dowladda Soomaaliyeed (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )
Taliyihoo hore ee ciidanka asluubta Puntland Gen. Cali Nuur Cumar oo geeriyooday.

Dowlad goboleedka Jubbaland aya taageeray War-murtiyeedkii dhawaan kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland ee Saddexda Cisho ka socdey Magaalaalada Garoowe,kaas oo shalay Gelinkii dambe la soo geba-gabeeyey.

War-Saxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaasi u arkaan in uu ahaa mid looga hadlay waxyaabo dan u ah Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Puntland.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: