Dowlad goboleedka Jubbaland aya taageeray War-murtiyeedkii dhawaan kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland ee Saddexda Cisho ka socdey Magaalaalada Garoowe,kaas oo shalay Gelinkii dambe la soo geba-gabeeyey.
War-Saxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaasi u arkaan in uu ahaa mid looga hadlay waxyaabo dan u ah Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Puntland.
Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka.
Dhigaal Cusub
« Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland
« Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland
Dhigaal Duug ah
Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso) »
Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso) »