Maamulka degmadda Laasqorey ee gobalka Sanaag oo ka hadlay doonyo jariif ka wadda xeebaha gobalkaas (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmadda Laasqorey ee gobalka Sanaag oo ka hadlay doonyo jariif ka wadda xeebaha gobalkaas (dhegayso)

Gudoomiyaha dagmadda laasqoray ee gobalka Sanaag Yusuf Jamac Dubad oo la hadlay Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay doonyaha Ajaanib leeyihiin oo Kaluumaysi ka wadda xeebaha degmadda Laasqorey. Dhowaan Wasarada kalumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland ayaa mamnuucday in aysan xeebaha Puntland soo gali karin maraakibta iyo doonyaha kaluumaysi. Guddoomiyaha ayaa u waramay Wariye Saynab Cabdinuur.

GAROOWE: Gudiga KMG ee doorashooyinka puntland oo si hordhac ah u shaaciyey dadka isdiiwan galiyey
GUDDOOMIYE SANYARE: “ARGAGIXISADA AYAA KA GANACSATADA DAROOGADA & KHAMRIGA” (daawo)
Itoobiya oo lagu arkay afar qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaacay Shiinaha

Gudoomiyaha dagmadda laasqoray ee gobalka Sanaag Yusuf Jamac Dubad oo la hadlay Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay doonyaha Ajaanib leeyihiin oo Kaluumaysi ka wadda xeebaha degmadda Laasqorey.

Dhowaan Wasarada kalumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland ayaa mamnuucday in aysan xeebaha Puntland soo gali karin maraakibta iyo doonyaha kaluumaysi.

Guddoomiyaha ayaa u waramay Wariye Saynab Cabdinuur.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: 0