Ololaha Naadaafadda ‘ZERO WASTE TOLERANCE’ oo Jigjiga ka socda

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Ololaha Naadaafadda ‘ZERO WASTE TOLERANCE’ oo Jigjiga ka socda

Waxaa todobaadkii saddexaad galay ololaha nadaafadda magaalada Jigjiga ee loogu magacdaray 'ZERO WASTE TOLERANCE' af Soomaali ahaana ah "Qashin yaan l

SANTARKA DAARIMI, DEGMADA TULIGUULEED EE ( DDS) (SAWIRRO)
Maxamed Dahir Astur: “Qoloji waxaa loo xirayaa si indhaha caalamka looga qariyo” (dhegayso|daawo)
Shir dib-u-dejinta barakacayaasha Dowlad Deegaanka oo ka qabsoomay Xafiiska Madaxweynaha

Waxaa todobaadkii saddexaad galay ololaha nadaafadda magaalada Jigjiga ee loogu magacdaray ‘ZERO WASTE TOLERANCE’ af Soomaali ahaana ah “Qashin yaan loo Dulqaadan.”

Ololaha ayaa hadda ka qabsoomay xaafadda todobaad (7aad) ee Jigjiga, waxaana ka qaybqaatay Wasiirka Ilaalinta Deegaanka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Md. Axmed Deeq Qabyo, iyo waliba shacabka xaafadda 7aad ee Jigjiga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: