HomeUncategorized

Warbixin-Waa sidee xaaladda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Galakcyo, Oct 13 2016--Xaaladda magaalada Galkacyo ee xarun goboleedka Mudug ayaa degan maalinkii labaad kadib dagaal dhowaan ku dhexmaray ciidanka Puntland iyo ciidamo kale oo isgaashaan buursanayey.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl.
Wafti uu hogaaminayo afhayeenka baarlamaanka Puntland oo la kulmay jaaliyada Puntland ee Oslo, Norway.
Al-shabaab oo nin siyaasi ah ku dilay Kismaayo, kadib markii lagu eedeeyay xiriir u la leeyahay dawladda federaalka.

Galakcyo, Oct 13 2016–Xaaladda magaalada Galkacyo ee xarun goboleedka Mudug ayaa degan maalinkii labaad kadib dagaal dhowaan ku dhexmaray ciidanka Puntland iyo ciidamo kale oo isgaashaan buursanayey. 

Ganacsigii meelaha qaar ayaa kusoo laabanaya caadi, walow ay magaalada iyo hareereheeda weli kusugan yihiin ciidankii dhowaan ku dagaalamay. 

Waxaa dulaadka waqooyi ee magaalada kasocda dhismaha maxjarkan xanaanada xoolaha oo ay garwadeen katahay dhismihiisa dowladda hoose ee magaalada Galkacyo. 

Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kaalin kuyeelatay dagaalka Galkacyo kadib markii ay Puntland isu soodhiibeen qaar kamid ah ciidanka nabadsugidda Soomaaliya ee NISA oo Galkacyo lookeenay inay Puntland ladagaalamaan.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: