Shacabka Galmudug oo ka qayb qaadanaya dhismaha Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq (dhegasyo)

HomeWararka

Shacabka Galmudug oo ka qayb qaadanaya dhismaha Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq (dhegasyo)

Shacabka degmadda Caabudwaaq iyo deegaanada hoos yimaada ayaa si habsami leh uga safra ugana soo daga garoonka labaad ee diyaaradaha ee Moqor kadib ma

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo Gabo-gabo Maraya (Sawirro)
Rabshado kadhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer
Xaarin: “Dawlada Federalku faragelin naguma hayso waxaase jira wax aanu tabanayno wixii tabasha ahna waa laga wada xaajoonayaa”

Shacabka degmadda Caabudwaaq iyo deegaanada hoos yimaada ayaa si habsami leh uga safra ugana soo daga garoonka labaad ee diyaaradaha ee Moqor kadib markii Garoonkii weynaa ee diyaaradaha ee Caabudwaaq oo ay ku socoto shaqada laamiga looga dhigayo uu xiran yahay muddo ku dhow labo bilood mudadaasina ay shacabku ka duuli jireen magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Shacabka oo iskaashanaya ayaa si isku tashi ah ku dhistay Garoonka labaad iyadoona si kumeel gaar ah ay diyaaradaha Rakaabka qaada uga soo dagi karaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: