Site icon Radio Daljir

Shacabka Galmudug oo ka qayb qaadanaya dhismaha Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq (dhegasyo)

Shacabka degmadda Caabudwaaq iyo deegaanada hoos yimaada ayaa si habsami leh uga safra ugana soo daga garoonka labaad ee diyaaradaha ee Moqor kadib markii Garoonkii weynaa ee diyaaradaha ee Caabudwaaq oo ay ku socoto shaqada laamiga looga dhigayo uu xiran yahay muddo ku dhow labo bilood mudadaasina ay shacabku ka duuli jireen magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Shacabka oo iskaashanaya ayaa si isku tashi ah ku dhistay Garoonka labaad iyadoona si kumeel gaar ah ay diyaaradaha Rakaabka qaada uga soo dagi karaan.

Codka Shacabka Ku Faraxsan Inay Ka Soo Dagaan Garoonka Labaad Ee Caabudwaaq by Radio Daljir

Exit mobile version