HomeUncategorized

Dhagayso Abaaro ka jira deegaano ka tirsan Sallax ee Gobolka Mudug iyo xoolo dhaqato ku hanti beelay

Sallax, Oct, 12, 2016 - Gudoomiyaha Degaanka Salla Cumar Xasan Warsame ayaa sheegay in degaanka Sallax iyo deegaanada u dhaw inay ka jirto abaar samaamayn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaas

Turkiga oo u Baroor Diiqay 95-Qof oo Qarax lagu Dilay
DHEGEYSO-Maxkamadda ciidanka Puntland oo xukun dil ah ridey.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Sallax, Oct, 12, 2016 – Gudoomiyaha Degaanka Salla Cumar Xasan Warsame ayaa sheegay in degaanka Sallax iyo deegaanada u dhaw inay ka jirto abaar samaamayn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaas 

Cumar Xasan oo  lasoo xariiray Radio Daljir ayaa sheegay in abaarta jirta ay dadka xoola dhaqata ah ay ka laysay xoolihi ay dhaqan jireen .



Ugudo Gudoomiyaha degaanka Sallax ayaa baaq u diray dawlada Puntland iyo dadka Soomaaliyeed oo uu ka codsaday inay lasoo gaaraan biyo dhaamis dadka iyo duunyada ku dhaqan deeganadaaas

 

Zubeyr Shiikh Cabdi oo Kusugan Daljir Galkacyo Ayu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: