Dhagayso Abaaro ka jira deegaano ka tirsan Sallax ee Gobolka Mudug iyo xoolo dhaqato ku hanti beelay

Sallax, Oct, 12, 2016 – Gudoomiyaha Degaanka Salla Cumar Xasan Warsame ayaa sheegay in degaanka Sallax iyo deegaanada u dhaw inay ka jirto abaar samaamayn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaas 

Cumar Xasan oo  lasoo xariiray Radio Daljir ayaa sheegay in abaarta jirta ay dadka xoola dhaqata ah ay ka laysay xoolihi ay dhaqan jireen .



Ugudo Gudoomiyaha degaanka Sallax ayaa baaq u diray dawlada Puntland iyo dadka Soomaaliyeed oo uu ka codsaday inay lasoo gaaraan biyo dhaamis dadka iyo duunyada ku dhaqan deeganadaaas

 

Zubeyr Shiikh Cabdi oo Kusugan Daljir Galkacyo Ayu u waramay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com