Barnaamij Gaar ah :Puntland oo waxbaarshada guul weyn oo la taaban karo ka gaartay (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamij Gaar ah :Puntland oo waxbaarshada guul weyn oo la taaban karo ka gaartay (dhegayso)

Dawlada Puntland oo waxbaarshada guul weyn oo la taaban karo ka gaartay ayaa hada waxaa dalka ka socda Mashaaric horumarineed oo xaga waxbarashada ah

Jariiban: Shirkadda Kebarco oo bilowday Wajiga labaad ee dhismaha laamiga Jariiban dhexmara(Sawiro)
Wafdi Kasocda Jamacadda umadda oo Gaaray Caabudwaaq (dhegayso)
Boqor Burhaan: “Laascaanood waxaan u imid inaan xoojiyo dadaalada issimadda SSC-Khaatumo.

Dawlada Puntland oo waxbaarshada guul weyn oo la taaban karo ka gaartay ayaa hada waxaa dalka ka socda Mashaaric horumarineed oo xaga waxbarashada ah .

Mashaariicdaas waxaa ka mid ah Mashruuc la yiraahdo Ifiye oo muhiimad gaar aah u leh ardayda Puntland Arinkaas waxaa barnaamijkaan gaarka aha inooga diyaarshey Weriye cXakiin Xusein Xassan oo Garoowe jooga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: