Wafdi Kasocda Jamacadda umadda oo Gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Wafdi Kasocda Jamacadda umadda oo Gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Wafdi ka socdey Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ayaa gaarey Maanta magaalada Caabudwaaq si ay u qiimeeyaan Jaamacadda Umadda oo faraceeda Galmudug,iyado Masuuliyin kala duwan oo jamacadas katirsan ay soo dhaweyeen wafdigaas.

Wariyaha daljir ugasoo Warama Cabudwaaq ayaa Warbixibtan soo diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com