Jariiban: Shirkadda Kebarco oo bilowday Wajiga labaad ee dhismaha laamiga Jariiban dhexmara(Sawiro)

Jariiban: Shirkadda Kebarco oo bilowday Wajiga labaad ee dhismaha laamiga Jariiban dhexmara(Sawiro)

Shirkada dhismaha Wadooyinka ee Kebarco ayaa Maanta bilowday wajigii labaad ee wado laami ah oo dhexmaraysa Magaalada jariiban ee gobalka Mudug,taas oo dhismaheedu mudo socday.

Waxaa maanta goob joog u ahaa bilaabida shaqadan maamulka degmada Jariiban, Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland, Nabadoono iyo qaar ka mid ah bulshadda degmadda Jariiban.

Xildhibaanada iyo maamulka degmada ayaa u mahad celiyey Shirkada wadanigaa Ee Kebarco, waxayna ku amaaneen shaqa hufan ee ay u hayaan bulshadooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com