HomeUncategorized

DHEGEYSO-Musharax Maxamed X Adan oo Garoowe lagu soodhoweeyey.

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa siweyn loogu soodhoweeyey siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada dalkeena hooyo ee Soomaaliy.

Soomaaliya oo beenisay in muran dhexmaray wefdigii dowladda ee Brussels iyo midowga Yurub
Guddiga baarlamaanka federaalka u qaabilsan dastuurka oo dhaliilay hab-dhigaalka qorshaha tubta nabadda, soona jeediyey in baarlamaanka la horkeeno.
Islaan Ciise ?Guddiga xalinta khilaafaadka waa inaan lagu fara-gelin howshooda shaqo? (Dhegeyso)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa siweyn loogu soodhoweeyey siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada dalkeena hooyo ee Soomaaliy.

Soodhoweynta musharaxa oo kasoo bilaabatay deegaanka Laanta-hawada ee dueledka Garoowe ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan iyo qaar kamid ah shacabka kunool magaalada caasimadda ah ee Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: