HomeUncategorized

DHEGEYSO-Musharax Maxamed X Adan oo Garoowe lagu soodhoweeyey.

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa siweyn loogu soodhoweeyey siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada dalkeena hooyo ee Soomaaliy.

Puntland iyo Ethopia oo ka arrinsaday wada-shaqeynta dhinaca amaanka iyo dhaqaalaha labbad dhinac
Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Galkacyo iyo Madaxweyne Gaas oo Muqdisho ku wajahan.
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 18 – April – 2016 Wariye Shaafici Cabdulqaadir Warsame (Studio Daljir Gaalkacyo)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa siweyn loogu soodhoweeyey siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada dalkeena hooyo ee Soomaaliy.

Soodhoweynta musharaxa oo kasoo bilaabatay deegaanka Laanta-hawada ee dueledka Garoowe ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan iyo qaar kamid ah shacabka kunool magaalada caasimadda ah ee Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: