HomeUncategorized

DHEGEYSO-Haweenka gobolka Mudug oo codsanaya in la joojiyo colaada Galkacyo.

Galkacyo, Oct 08 2016-Faadumo Cabdi oo kamid ah haweenka gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u dirtay Puntland iyo Galmudug oo shalay dagaal kudhexmaray koonfurta magaalada Galkacyo.

African Oil oo mashruuc Isbitaal ka fulinaysa degmada Ufeyn ee gobolka Bari.
Dowladda Iran oo ka hadashay Dooni looga Afduubtay xeebaha Soomaaliya
(Dhagayso) Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 11 – Febru – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boossaaso

Galkacyo, Oct 08 2016-Faadumo Cabdi oo kamid ah haweenka gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u dirtay Puntland iyo Galmudug oo shalay dagaal kudhexmaray koonfurta magaalada Galkacyo.

Maamadaani ayaa ugu baaqday dhammaaan qaybaha bulshada gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Galkacyo inay ka qaybqaataan joojinta colaada magaalada Galkacyo kasoo cusboonaatay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: