Madaxweyne Qoorqoor  oo saxiixey Miisaaniyadda Sanadka 2020

HomeWararka

Madaxweyne Qoorqoor oo saxiixey Miisaaniyadda Sanadka 2020

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye, ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug,waxaana Munaasaba

Mareykanka oo soo farageliyay xiisadda doorasho ee ka taagan dalka Kenya
Khilaafka Carabta oo Fashiliyey U Jeedadii Carabtu Ka Lahayd Dekedaha Somalia iyo Yemen
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo xilka la wareegay

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye, ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug,waxaana Munaasabadda ay ahayd dardaaran mahad celin iyo bogaadin uu u jeediyay Golaha sharci dejinta Maamulka Galmudug.

Dhinaca kale, madaxweynaye Axmed Qoor Qoor ayaa intii ay socotay munaasabadda waxaa uu goobta ku saxiixay miisaaniyadda Galmudug ee sanadka 2020 oo ay dhawaan Golaha Wasiirada iyo Wakiilada Dowlad Goboleedka Galmudug ay ansixiyeen.

Miisaaniyada sanadkan 2020 ee Maamulka Galmudug ayaa gaareysa 17,230,054.00 ( todobo iyo toban malyan, laba boqol iyo soddan kun, iyo konton iyo afar doolar) halka tii sanadkii hore aheyd 8 milyan, waxana la kordhiyay in ka badan 50%.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: