HomeUncategorized

AU Wariye ka tirsanaa Radio Shabeelle oo xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho, Sept, 28 - 2016 - AU Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay wariye Cabdicasiis Maxamed Xaaji oo ka ka tirsanaa wariyaasha u shaqeeya Radio Shabeelle Muqdisho

Warsaxaafadeed: Guddiga Doorashada Dad-ban ee Soomaaliya oo Maamul Gobolleedyada u qabtay muddo 2 maalmood ah.
RW Cumar oo Sheegay in la Dhisayo Maamul ay ku Midaysan-yihiin Hiiraan iyo Sh.dhexe
(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Garowe)
Muqdisho, Sept, 28 – 2016 – AU Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay wariye Cabdicasiis Maxamed Xaaji oo ka ka tirsanaa wariyaasha u shaqeeya Radio Shabeelle Muqdisho
 
Dilka weriyaha ayaa ka dhacay degmada Yaaqshiid, waxaana wararku sheegayaan kuwii dilka geystay in lugahoodu furan yihiin oo ay ka baxsadeen goobtii ay wax ku dileen.
 
Weriyaha la diley ayaa Radio Shabelle ku sheegay in uu kamid ahaa weriyaasha wararka magaalada ka soo ururiya, waxaana uud eganaa degmada lagu diley ee Yaaqshiid.
 
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Aad ayaan uga xumahay dilkii loo geystay dhamaan wariyaashii la dilay Alle ha uwada naxariisto.

DISQUS: