HomeUncategorized

Duqeymo khasaare gaystay oo ka ka soconaya magaalada Xalab

Ciidamada dowladda Suuriya iyo maleeshiyaadka taabacsan ayaa weeraro ku haya furimaha hore ee mucaaradka magaalada Xalab.

Maraakiibta shisheeye ee illaalada ka haya badda oo bilaabay ugaarsiga duurjoogta Soomaaliya.
Madaxwayne Gaas oo Sayid-Cumar Aadan Guuleed u magacaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland
Ra?isal wasaarihii hore ee dalka Saacid Shirdoon oo sagootiyey shaqaalaha xafiiskiisa (Sawirro)

Ciidamada dowladda Suuriya iyo maleeshiyaadka taabacsan ayaa weeraro ku haya furimaha hore ee mucaaradka magaalada Xalab.

Dagaalkan ayaa noqonaya kii ugu weynaa ee la qaado tan iyo markii uu burburay heshiiskii xabbad joojinta.

Ciidanka dowladdu waxay sheegayaan inay qabsadeen qaybo ka mid ah waqooyiga magaalada Xalab.

Waxaa sidoo kale socda duqaymaha xagga cirka ah ee diyaaradaha ay wadaan.

Siddeedii maalmood ee la soo dhaafayna waxaa la qaaday 18 duulimaad oo duqaymo ah.

Dhinaca kale Maraykanka ayaa sameeyey ballanqaad lacageed oo lagu kaalmaynayo dadka Suuriya.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: