Madaxwayne Gaas oo Sayid-Cumar Aadan Guuleed u magacaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland

 

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.

 

Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland;

Markuu tixgeliyey:                Aqoontoontiisa  iyo waaya aragnimadiisa shaqo.

 

Wuxuu xeeriyey:

1.      Waxaa Sayid-Cumar Aadan Guuleed loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland.

 

                                                                         —DHAMAAD—

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com