Xildhibaannada Hirshabeelle oo loo direy baaq deg deg ah

HomeWararka

Xildhibaannada Hirshabeelle oo loo direy baaq deg deg ah

Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo ay Shir Gudoomineysay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Marwo C

Deeganka CALMADOW & Gabadh Daljir Joogto u Dhegeysata
Gollaha Iskaashiga Maamul goboleedyada oo tageeray Mooshinka laga keenay Farmaajo
Sheekh Cabdi Maxamed C/raxmaan oo markale noqday Guddoomiyaha Barlamaanka Jubbaland

Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo ay Shir Gudoomineysay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Marwo Canab Axmed Ciise ayaa Maanta ka qabsoomay Xarunta Baarlamanka Ee Magaalada Jowhar.

Ajendaha Kulanka ayaa ahaa, Dar Dargelinta Ajendayasha Golaha ee Horay loo diyaariyey, kadoodista xaalada Guud ee deegadnada Hirshabelle iyo in Xukuumada soo gudbiso Xeerka Doorashoyinka Hirshabeelle si Golaha uga Guto Waajibadkiisa Dastuuriga.

Ugu Dambeyn Guddoomiye kuxigenka 2aad ee Golaha marwo Canab Axmed Ciise ayaa ugu baaqday Xildhibanada aan fasaxa kumaqneyn ee kamaqan Fadhiyada Golaha iney yimaadan Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle ee Jowhar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: