Madaxda Wasaarada Maaliyadda Gobalka Mudug oo kulan la qaadatay Ganacsatada Gaalkcyo (Daawo)

Madaxda Wasaarada Maaliyadda Gobalka Mudug oo kulan la qaadatay Ganacsatada Gaalkcyo (Daawo)

Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Gaalkacyo waxaa maanta Ku shiray Qaar kamid ah Ganacsada gobalka Mudug iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Gobalka Mudug.

Kulanka ayaa ahaa Mid Ganacsatadu ku gudbinayeey Canshuur ay shegeen in lagu kordhiyeey.

Wariye Maxamed Lakiman Ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com