HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudiga xuduudaynta Soomaaliya oo lakulmay madaxda Puntland.

Garoowe, Sep 20 2016--Deegaamada Puntland waxaa beryihii ugu dambeeyey ku sugnaa wafti kasocda gudiga xuduudaynta iyo xuduudaha ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

DHEGEYSO-Wasiirka deegaanka DPL,*Xalka Galkacyo hadda waa dhowyahay*.
“Ma sheegan, mana ihi anigu Al-Shabaab” Wariye Cawaale Jaamac Salaad.
Jawaari oo Digniin u Diray Xildhibaanada aan Soo xaadirin kalfadhiyada

Garoowe, Sep 20 2016–Deegaamada Puntland waxaa beryihii ugu dambeeyey ku sugnaa wafti kasocda gudiga xuduudaynta iyo xuduudaha ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Waftigaani oo uu hogaaminayo gudoomiyaha gudiga xuduudaynta Khaliif Cabdikariin Maxamuud, ayaa kulamo laqaatay wasiirka arrimaha gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo mas’uuliyiin kale, hadaba gudoomiye Khaliif ayaa arrimahaasi Daljir uga waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: