DHEGEYSO-Falanqayn ku saabsan dacwadda badda Somalia iyo Kenya oo maalinkii 2aad socota.

Hague, Sep 20 2016-Magaalada Hague ee dalka Holland ayaa waxaa maanta maalinkii labaad kasocda dhegeysiga dacwad badeedka u dhexaysa dalalka Soomaaliya iyo deriskeeda Kenya.

Dacwaddaani oo in mudo ah soo jiitameysey ayaa go’aankeeda ugu dambeeya qaadan doonaa waqti, waxaana arrimahaas Daljir kawaraysatay diblumaasi Maxamed Axmed Nuur Caalim iyo Yaasiin Cartan Maxamed oo ah siyaasi xilal kala duwan Puntland kasoo qabtay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com