HomeUncategorized

Warbixin-Soomaaliya waa dalka 3aad ee dunida ugu qaxootiga badan.

New York, Sep 19 2016--Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa maanta waxaa ka furmaya shir golaha loodhanyahay ee Qaramada Midoobey ee looga hadlayo arrimaha qaxootiga caalamka.

Dhakhaatiir caafimaad oo hor leh oo maanta yimid Bossaso, bilaabayana adeegyo caafimaad oo lacag la?aan ah.
Xubno wasiiro iyo saraakiil dawladda isugu jira oo maantay gaaray Kismaayo.
Baahin: Salaasa, 3 September 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

New York, Sep 19 2016–Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa maanta waxaa ka furmaya shir golaha loodhanyahay ee Qaramada Midoobey ee looga hadlayo arrimaha qaxootiga caalamka.

Warbixin ay soo saareen Kooxda Lasocodka Xasaraaha Aduunka ayaa Madaxda Caalamaka ku Boorisay in ay ugu yaraan 10% Sanadkasta dib u dejin u sameeyeen ayna hab siman u wadaagaan mas’uuliyaddooda.

Warbixintaani ay soo saartay kooxda Xasaradaha dunida ayaa waxaa kaalinta 1aad kaga jira dalka Suuriya, kadib markii ilaa 2011-kii ay dalkaasi ka barakacayeen kumanaan ruux oo shacab ah.  

Ugu dambayntiina waxaa warbixinta lagu sheegay in Soomaaliya ay dibadda uga qexeen 1.12 Million oo ruux iyadoona ay jiraan in kabadan oo dalka gudihiisa ku barakacay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: