Warbixin-Soomaaliya waa dalka 3aad ee dunida ugu qaxootiga badan.

New York, Sep 19 2016–Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa maanta waxaa ka furmaya shir golaha loodhanyahay ee Qaramada Midoobey ee looga hadlayo arrimaha qaxootiga caalamka.

Warbixin ay soo saareen Kooxda Lasocodka Xasaraaha Aduunka ayaa Madaxda Caalamaka ku Boorisay in ay ugu yaraan 10% Sanadkasta dib u dejin u sameeyeen ayna hab siman u wadaagaan mas’uuliyaddooda.

Warbixintaani ay soo saartay kooxda Xasaradaha dunida ayaa waxaa kaalinta 1aad kaga jira dalka Suuriya, kadib markii ilaa 2011-kii ay dalkaasi ka barakacayeen kumanaan ruux oo shacab ah.  

Ugu dambayntiina waxaa warbixinta lagu sheegay in Soomaaliya ay dibadda uga qexeen 1.12 Million oo ruux iyadoona ay jiraan in kabadan oo dalka gudihiisa ku barakacay.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com