HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka Jubbaland oo digniin kasoo saaray beerista Tubaakada.

Kismaayo, Sep 18 2016--Beeraleeyda deegaamada Jubbaland ayaa ku guulaystey sanadkaani beerista geedka Tubaakada looyaqaan, oo kamid ah ahaa dalagyadii beeraha ee dalka Soomaaliya ka nabaad guurey.

Falal dambiyeedyadii ka dhacay gobollada Somaliland sannadka Sannadkii u Dambeeyay Ka Khacay Somaliland.
Shaqaale shisheeye ah oo muddo ku dhow hal sano afduub loogu haystay Somaliyaa oo la siidaayey. [Akhris …]
Shacabka Gardafuu oo ka mahadceliyey gurmadkii lagaarsiiyey xilligii adkaa.

Kismaayo, Sep 18 2016–Beeraleeyda deegaamada Jubbaland ayaa ku guulaystey sanadkaani beerista geedka Tubaakada looyaqaan, oo kamid ah ahaa dalagyadii beeraha ee dalka Soomaaliya ka nabaad guurey.

Wasiirka wasaaradda amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa beeraleeyda u sheegay in wixii horay loo beeray kaliya la intifaacsan doono laakiin aysan ogolaan doonin in geed dambe oo Tubaako ah lagu beero Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: