DHEGEYSO-Markab u rarnaa WFP oo ku ciladaysan xeebaha Xaafuun.

Xaafuun, Sep 18 2016–Markab nooca xamuulka ah oo u rarnaa Hay’ada cuntada aduunka u qaabilsan qaramada Midoobey ee WFP ayaa lagu soo waramayaa inuu ku ciladaysan yahay degmada Xaafuun.

Gudoomiye ku-xigeenka degmada Xaafuun ee gobolka Bari Mudane Maxamed Muuse Cabdullaahi, oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu kahadlay arrimahaasi, waxaana uu sheegay in cilad bixinta markabaasi laga quustay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com