HomeUncategorized

DHEGEYSO-Markab u rarnaa WFP oo ku ciladaysan xeebaha Xaafuun.

Xaafuun, Sep 18 2016--Markab nooca xamuulka ah oo u rarnaa Hay'ada cuntada aduunka u qaabilsan qaramada Midoobey ee WFP ayaa lagu soo waramayaa inuu ku ciladaysan yahay degmada Xaafuun.

R/wasaare Gaas oo magacaabay 27 xubnood oo iskugu jira wasiirro-ku-xigeenno iyo wasiiru – dawlayaal.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Axmed Nadiif.
DHEGEYSO-Qaar kamid ah ganacsatada gaadiidka Boosaaso oo cabanaya.

Xaafuun, Sep 18 2016–Markab nooca xamuulka ah oo u rarnaa Hay’ada cuntada aduunka u qaabilsan qaramada Midoobey ee WFP ayaa lagu soo waramayaa inuu ku ciladaysan yahay degmada Xaafuun.

Gudoomiye ku-xigeenka degmada Xaafuun ee gobolka Bari Mudane Maxamed Muuse Cabdullaahi, oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu kahadlay arrimahaasi, waxaana uu sheegay in cilad bixinta markabaasi laga quustay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: