HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shirkii madasha wadatashiga qaran oo natiijo la’aan kudhammaaday.

Muqdisho, Sep 12 2016--Shirkii madasha wadatashiga qaran ee doorashada Soomaaliya ee kasocdey magaalada Muqdisho ayaa lagu kala tegey iyadoo aysan jirin wax heshiis rasmi ah oo shirkaasi laga gaarey.

Ururka Ardayda Puntland ee Malaysia oo doortay hoggaan cusub, kulan ay ku yeeshay Plaza Hall.
Cutubkii ugu horeeyay ee kasocda ciidamada Jabuuti oo maanta gaaray Muqdisho.
Caawa iyo Daljir ,Isniin, April, 2-2013, Cabdi Xasan Rooble ‘Awoowe ‘ (Daljir Garoowe)

Muqdisho, Sep 12 2016–Shirkii madasha wadatashiga qaran ee doorashada Soomaaliya ee kasocdey magaalada Muqdisho ayaa lagu kala tegey iyadoo aysan jirin wax heshiis rasmi ah oo shirkaasi laga gaarey.

Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kulaabtay magaalada Baydhabo ayaa kahadlay fashilka shirku kudhammaaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: