DHEGEYSO-Shirkii madasha wadatashiga qaran oo natiijo la’aan kudhammaaday.

Muqdisho, Sep 12 2016–Shirkii madasha wadatashiga qaran ee doorashada Soomaaliya ee kasocdey magaalada Muqdisho ayaa lagu kala tegey iyadoo aysan jirin wax heshiis rasmi ah oo shirkaasi laga gaarey.

Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kulaabtay magaalada Baydhabo ayaa kahadlay fashilka shirku kudhammaaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com