HomeUncategorized

DHEGEYSO-Muran ka dhextaagan maamulka iyo golaha deegaanka Godob-jiraan.

Garoowe, Sep 10 2016--Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee dowladda Puntland ayaa kahadashay muran ku aadan maamulka degmada Godobjiraan iyo xildhibaano mooshin ka keenay.

Qaraxyo lagu qaaday Hoteel ay saraakiil degan yihiin oo ku yaala Baydhabo iyo baaritaano socda
?Gudd. gobolka Nugaal oo aan ka waraysanay qorshaha amni-sugidda bulsheed ee laga hirgaliyey Puntland.
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday New York oo uu ka furmayo shirka Qaramada Midoobey

Garoowe, Sep 10 2016–Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee dowladda Puntland ayaa kahadashay muran ku aadan maamulka degmada Godobjiraan iyo xildhibaano mooshin ka keenay.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi (Qoob-deero), ayaa Daljir arrimahaasi uga waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: