DHEGEYSO-Muran ka dhextaagan maamulka iyo golaha deegaanka Godob-jiraan.

Garoowe, Sep 10 2016–Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee dowladda Puntland ayaa kahadashay muran ku aadan maamulka degmada Godobjiraan iyo xildhibaano mooshin ka keenay.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi (Qoob-deero), ayaa Daljir arrimahaasi uga waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com