HomeUncategorized

DHEGEYSO-Mid kamid ah beelaha Puntland oo taageertay go’aankii madasha doorashada.

Garoowe, Sep 10 2016--Nabadoono, Cuqaal, haween iyo dhalinyaro kasoo jeeda mid kamid ah beelaha Puntland oo xalay shir kuyeeshay magaalada Garoowe ayaa waxa ay soodhoweeyeen qodobadii kasoo baxay shirka madasha wadatashiga qaran ee doorashada Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka KG Somaliya oo Heshiiskii Garowe soo Dhaweeyay [DHAGAYSO]
Caawa & Daljir: Baahin Salaasa, 4, June-2013_Khadar Cawl Ismaaciil (Daljir Buuhoodle)
Dhallinyaro Soomaali ah oo dil iyo dhac loogu gaystay waddanka Koonfur Afrika.

Garoowe, Sep 10 2016–Nabadoono, Cuqaal, haween iyo dhalinyaro kasoo jeeda mid kamid ah beelaha Puntland oo xalay shir kuyeeshay magaalada Garoowe ayaa waxa ay soodhoweeyeen qodobadii kasoo baxay shirka madasha wadatashiga qaran ee doorashada Soomaaliya.

Dhinacyadii ka qaybgalay shirkaasi ayaa waxa ay soodhoweeyeen in xubintii beeshu ay kulahayd aqalka hoose ama barlamaanka Soomaaliya loo wareejiyo magaalada Kismaayo ee Jubbaland beesha qaybteeda degan.
 
Beeshu waxa ay arrinkaani ku sababaysay in aqalka hoose lagu soo xulayo hab qabiil ama, qof walba oo beesha katirsana uu xaq uleeyahay inuu kursigaasi qabto meelkasta oo uu joogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: