DHEGEYSO-Shalaaha dowladda Puntland oo loo fasaxay munaasabadda ciida.

Garoowe, Sep 10 2016–Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in shaqaalaha dowladdu ay fasax yihiin maalinka ciida ee ku beegan maalinka Isniinta ah ee  12 Sep ilaa 13 bisha 9aad, munaasabadda ciidul Carafaa Awgeed. 

Agaasimaha guud ee shaqada iyo shaqaalaha dowladda Puntland Jibriil Maxamed Saalax oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa hambalyo u diray dhammaan shacabka Puntland gaar ahaan shaqaalaha dowladda oo uu ugu hambalyeeyey fasaxa maalmaha ciida.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com