Wacaal Darey ah: Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala oo Bosaso lagu diley

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala oo Bosaso lagu diley

Wararaka ka imaanaya magaalada Bosaso aaya sheegaya in koox hubeysan ay ku dileen gudoomiyhii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari. Gudoomiyaha

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan wadatashi ah la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Culima’udiinka Soomaaliyeed
Raysal Wasaare Khayre oo u ambabaxay wadanka Switzerland
Walaaca ay qabaan shacabka ku sugan gobolada ay ku soo wajahantahay Duufaanta (dhegayso)

Wararaka ka imaanaya magaalada Bosaso aaya sheegaya in koox hubeysan ay ku dileen gudoomiyhii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari.

Gudoomiyaha ayaa lagu magacaabi jiray  Maxamad Quurshe.

Dilka ayaa ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn kaalinta shidaalka ee lagu magacaabo Alladii.

Magaalada Bosaso waxaa mudooyikan ku soo badanayey dilalka qorsheysan iyo qaraxyada la dhigayo meelaha ay ku badan yihiin shacabka.

Xalay ayay ahayd markii ay ciidamada amniga gobolka ay fashileen qarax lagu aasay xaafada Al-Rashiid.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0