Maalintii labaad Iran oo ay ka socdaan dibad baxyo xoogan.

HomeWararka

Maalintii labaad Iran oo ay ka socdaan dibad baxyo xoogan.

Iran ayaa waxaa maalintii labaad ka socda dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo dowladda. Kumaan qof ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee

Ciidanka Amniga Burtinle oo gacanta ku dhigay Khamri & gadiidki lagu wadday (Sawiro)
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qaadaysa talaabooyin qeyb ka ah fulinta go’aannada NAMLC

Iran ayaa waxaa maalintii labaad ka socda dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo dowladda.

Kumaan qof ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Iran, dibad baxayaasha ayaa ka careysan diyaaraddii rakaabka ahayd ee ay soo riday Iran.

Boliiska ayaa dibad baxayaasha u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa, si ay uka ceyriyaan.

Dibad baxa ayaa saameyn ku yeeshay isu socodka dadka, ganacsiga, waxbarashada iyo gaadiidka.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: